My Blog

Just another WordPress.com site

  • Categories

  • Archives

Archive for May, 2011

Posted by giriyaad on May 14, 2011



http://cache.reverbnation.com/widgets/swf/40/pro_widget.swf?id=artist_912743&posted_by=artist_912743&skin_id=PWAS1002&border_color=6FB56C

giriyaad.news 

Jibriil Yoonisow Nebi-doofaar aragnay oo Nebi-dameer aragnay Nebi-daayeer se ku sugi mayno haddaan Samaroon nahay dagaal baanan ka xignaa

Posted by Admin on December 30, 2010

undefinedTaariikhdu waa dhaxal waara waana shay qaaliya oo la jaanqaada bulsho walba waayaheega – xumaanteeda iyo wanaageega labadaba. Haddaba inta la ogsoonyahay samaroonka  waxa ku dhacday karaama darro, sharafdhac iyo liitinimo burburkii somaliya intii ka danbeysay, taaso ay ku keeneen kuwii ubadkooga ahaa ee ay dhaleen, waxanay marka hore islahaayeen  iyagaa waxwalba idiin qaban magaca samaroonna kor u soo qaadi doona.  Hasa yeeshee noloshu macno iyo milgo toona malaha hadii cisiga is sharafka ilmahaagu kaa qado, cadaawahana kaaga darraado. waxana soo maray samaroonka ilaa mudadii somaliweyne ay burburtay:Re


Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Posted by giriyaad on May 14, 2011


giriyaad.news 

prof:Axmed Ismaaciil Samatar oo cadeeyey inu isku soo sharrixi doono jagada Madaxweynenimada Somalia haddii sidaa ay gartaan xisbiga Hiil Qaran ee u ka tirsanyahay +SAWIRO

Posted by Admin on April 16, 2011


Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

sidan ka soo xiganay ila xogogaal ah oo u dhuun daloola gooni isu taaga awdal state ayaa noo sheegay in jahliyadaha reer awdal state ee ku nool dalka masar ay xaflad ay ku maamuusayaan gooni isu taaga awdal state ay ku dhigi doonaan dalkamasar gaar ahaan magaalada qaahira huteelka wayn ee ku yaala magaalada qaahira ee layidhaaho amoun hottel

Posted by giriyaad on May 12, 2011


sidan ka soo xiganay ila xogogaal ah oo u dhuun daloola gooni isu taaga awdal state ayaa  noo sheegay in jahliyadaha reer awdal state ee ku nool  dalka masar ay xaflad ay ku maamuusayaan gooni isu taaga awdal state ay ku dhigi doonaan dalkamasar gaar ahaan magaalada qaahira huteelka wayn ee ku yaala magaalada qaahira ee layidhaaho amoun hottel hadaba hamooganina oo hakamaqnaanina dhamaanba reer awdal state ayay fariintaasi u socotaa guud ahaana soomaali wayn ayay usocotaa

OGAYSIIS ,,OGAYSIIS,,DHAMAN BULSHA WEYNTA SOMALIYEED BULSHADA AWDAL STATE ,WAXAAN HALKAN UGA SHEEGAYNAA INAN KU   QABAN DOONO XAFLAD GOONIS ISU TAGA AWDAL STATE EE SOMALIA, DALKA MASAR XARUNTIISA MAGALADA QAAHIRA,, IYADA OO WALIBA LAGU QABAN DOONO HOTEELKA WEYN EE (AMOUN HOTEL),, MALINTA JIMCAHA BISHUNA TAHAY (20 MAY 2011)

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

inaa nilaah wa inaa ilahi raajacuun ilaahay janadii haka waraabiyo dadkii ay ka baxeena samir iyo iimaan haka siiyo gaar ahaan dadkii aykabexeen iyo guud ahaanba beesha samaroon

Posted by giriyaad on May 8, 2011


inaanilaah wa inaa ilayhi raajacuun

07-05-2011

Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun

Tacsi: Dhamaan Jaaliyada Talyaaniga EeGobolada Awdal, Salal Iyo Gabiley WaxayTacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoysaskii Ay Ka Baxeen Dhalinyaradii Ku Geeryootay Bada Udhaxaysa Talyaaniga Iyo Liibaya:Read More

inaanilaah wa inaa ilahi raajacuun

Dadwaynaha Borama Oo Caawa La Tiiraayaysan Geerida Dhalinyaro Fara Badan Oo Ku Dhimatay Badwaynta U Dhaxaysa Liibiya Iyo Talyaaniga.

Wararka naga soo gaadhaya dalka liibiya ayaa waxa ay sheegayaan doon saaka ka shiraacatay xeebaha dalka liibiya una sii jeedey jazeeradaha yaryar:Read More

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

xuska maalinta ciidamada xooga dalka ee awdal state kadaawo wargayska giriyaadgiriyaad

Posted by giriyaad on May 8, 2011


Xuska maalinta ciidanka xoogga dalka

Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

HOME

Posted by giriyaad on May 7, 2011


Posted in Uncategorized | Leave a Comment »

Hello world!

Posted by giriyaad on May 7, 2011


Welcome to WordPress.com. After you read this, you should delete and write your own post, with a new title above. Or hit Add New on the left (of the admin dashboard) to start a fresh post.

Here are some suggestions for your first post.

  1. You can find new ideas for what to blog about by reading the Daily Post.
  2. Add PressThis to your browser. It creates a new blog post for you about any interesting  page you read on the web.
  3. Make some changes to this page, and then hit preview on the right. You can alway preview any post or edit you before you share it to the world.

Posted in Uncategorized | 1 Comment »